Dimuqraadi Ku Sheegan, Dadkeenon Garanaynin, Dusha Uun Laga Saaray, Dawoweeye Bukootay, Docdee Looga Baxaa.

0
Saturday November 20, 2021 - 09:06:10 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 195
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dimuqraadi Ku Sheegan, Dadkeenon Garanaynin, Dusha Uun Laga Saaray, Dawoweeye Bukootay, Docdee Looga Baxaa.

    W/Q: Handuleh.A.Ismail

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Handuleh.A.Ismail

  BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM[A.S.C.W.R.W.B]

 TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHA.

 1-DIMUQRAADI KU SHEEGAN,DADKEENON GARANAYNIN,

   DALKEENA SOO GELISEEN,DAKHARTAYE DHAQANKENI,

   DALDALOOLKA U YEESHE,DA’YARTI KU MAQALAYNEEY,

   DUMARKII RAGA JIIDHAYE,TALADA LOOGA DANBEEYO.

 2-DARAASADAY KU WACNAYDE,DUDUUBA LAGU QAATAY,

   DANBARKEEDA KA MAALA,WAA SIDAAD DALBATEENE,

   DOORKU LEEYAY HAWEENKU,DIINTEENU AY OGASHAY,

   DISTOORKEENA KU QEEXAN,DACALYAN LAGA DHAAFIN.

 3-DIINTA YAAN LAGA BAYDHIN,INAGOON DULMIYAYNO,

    DUUDSIYAYNIN XAQOODA,INTUU DAAYINKU SIIYAYO,

    DARYEELA LOOGU DARAYO,DERJO WAY MUDANYIINE,

    HAWEENKA AAN U DADAALO,KU ILAASHA DOCDOODA.

 4-DARDAARAN WEEYE DUQ WEYNE,DIMAQIINA HA GAADHO,

    DEJIYOO WAX U SHEEGO,HA BARTAAN DIINTA ILAAHAY,

    DERAJOOYINKA EEBBE,DUMARKA SIIYEY ILAAHAY [SWT]

    DEGEMSANEE AKHRO YAALA,DUULKU WAANAY OGAYNBA.

                   ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

 

Handuleh.A.Ismail
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...