Suuratul Kaaf Baa Laga Helay Sifada Hogaamiyenimo Ee Cirro.

0
Thursday November 18, 2021 - 07:57:54 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suuratul Kaaf Baa Laga Helay Sifada Hogaamiyenimo Ee Cirro.

    M BASHE.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

M BASHE.

Hogaamiyaa dhabta ah waxaa lagu gartaa USAGAA SHACABKA, SIYAASIYIINTA, MADAXDA DAALIYA ISAGA CIDI MADAALISO. SIFADA CILMIGA AH EE QURAANKA KU JIRTA IYO CILMIGA BINU AADMIGA CABDIRAXMAN CIRRO WAA LAGU HUBAA. LAMA TIRIN KARO INTA DHACDO EE UU U DHABAR ADAYGAY ISAGOO QOSLAYANA UU BADH KU XALILAY GURIGIISA, BADHNA KU XALILAY GOLAHA BAARLAMAANKA, QAARNA KU XALILAY XARUNTA XISBIGA, QAARNA KU XALILAY FAQ, QAARNA KU XALILAY HOTEELADA. LAMA TIRIN KARO WANAAGGA CABDIRAXMAN CIRRO REER SOMALILAND HORTOODA KU SAMEEYEY.

 

SUURATUL KAAF HADDAAD FAHANTAAN SIDA NEBI MUSE (CS) OO HOGAAMIYE Cajiiba AHAA MARKII SABURKA LA BARAYEY EE NEBI KHADAR LA KULMAYEY ARINTAASI KUMAY KOOBNAYN NEBI MUSE EE UMMADDA AYAA QURAANKA BARAYAA HOGAAMINTA WACAN, SABURKA IYO STRATEGY yada ( maa waraaul khabar).

 

Hubaal Cabdirahman wuxuu soo bandhigayaa mucjisooyin SIYAASIYIINTA kale aanay fikirku hayn oo ay ku aanay xitaa ku riyoon. Durba wuxuu masaxay inaanuu qabyaalad ku shaqaynay hadduu kursiga yimaado. Waxaa muuqata in si fudud UU inoo kala furfuri kar Somalia oo aynu NOQON doono laba dawladood oo walaalo ah.

Wuxuu soo saray Barkhad batuun oo geesi Somaaliyeed ah, AXMED Mooge oo Hoogaamiye dadku u simanyihiin ah Xirsi oo Geesi sooma jeeste ah. Waxaa dhinaca FADHIYA khubaro UU Cabdqaadir jirde u horeeyo.

 

Arintii MADAXTOOYADA HORE DAGAALKA GOLOAHA BAARLAMAANKA KU SOO QAADAY EE SOMALILAND KU BURBURI LAHAYD EE GACANTA LOOLA YIMI ISAGAA KA HOR TEGAY OO QAABAAILKII ISDILI LAHAA KU KALA GUNTADAY, MAALINTII SIRTII IYO SIDII MADAXTOOYADUNA USOO ABAABUSHAY DAGAALKAA FOOSHA XUMAA MUDANE MAXAMOUD XAASHI WUU KA WARHAYAA.

 

CABDIRAXMAN CIRRO WAA RUKUN SOMALILAND AANAY KA MAARMI KARIN.

 

DAD BADAN OO CAQLIGOODA AANAY GELI KARIN IN XUSBI UU MUSE BIIXI KU SHEEGYO JIRAY GARXAJIS AYAA LEH AYAA CIRRO KA DHIGAY XUSBI SOMALILAND WADA LEEDAHAY, WAANA XUSBIGA QUDHA EE SOMALILAND WADA LEEDAHAY XIRSI XAJI CALI AYAA MAANTA KA GUDOOMIYE BERINA BARKHAD BAA KA GUDOOMIYE NOQON DOONA. ISHII BUGTAAY KU BIKAACSO

 

Waxaan Maqaalkaygan ku soo gebebaynayaa CULIMADII BADANKOODII OO KITAABKII QURAANKA AHAA GUD KULA DHACAY OON KA FADWOON KARIN DHIBAATADA SHACABKA SOMALILAND KA HAYSTA XAGGA MAAMUL KA OO SALDANADDII IYO DHAQANKII BURBURINAYA OO AAN FAHANKII QURAANKA KULA DHICI KARIN INAY XAALADAHA DULSAARAAN TAASI WAXAY KU TUSAYSAA IN CULIMADU INDHA BAKOORO KAGA DHACDAY.

 

WAXAA LOO BAAHANYEY IN ISBEDEL CID KEENAYSA MADAXWEYNE LAGA DHIGTO.

CID ISKU MEERAYSANAYSA IYO QOYSKIISII IYO CARUURTII SII UMMADDA MADAX UGA DHIGAYA.

MARKAA DAYAARADAA LA XIDHAYO DADKU WAXAY MOODAYAAN UJEEDO BAAYAC MUSHTARI OO QUDHA MAYEE WAXA KU HOOS JIRA UJEEDO MILITARY IYO SIRDOON OO MACLUUMAADKA CIDDA RAACAYSA LA DABA GELAYO IYO IN BIXIDDA LOO DIIDAYO CIDDA LA DOONO.

 

M BASHE. 

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...