Xamarba Ka Xanaaqda,Oo Xidhiidhka U Goysa,Somalilaan Kaxurmeeya. [Xaashe Muu Qabanaynin Ilays Xeerka La Saaray]

0
Thursday November 18, 2021 - 07:53:50 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 946
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xamarba Ka Xanaaqda,Oo Xidhiidhka U Goysa,Somalilaan Kaxurmeeya. [Xaashe Muu Qabanaynin Ilays Xeerka La Saaray]

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

Somaliya ka xanaaqdo,Xidhiidhkuun u jarasay,

Somaliland ka xurmeya,Xukumadenina manta,

Xaalkii soota xumaysee,Ka xanaaqday fananad,

Xaflad maalin ka heestaye,Xeradiiba ka saartay.

Ka xayuubshay dirayskiye,Fananadi xil ka qaade,

Xishmayn waayey fankiiye,Xsbiyaw kala soocday,

Xeerka ILAYS lagu qaaday,Xaashe muu qabanayn.

                  Ismail Abdillahi Handuleh.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...