Islaantii Ina Maagtaye, Afka Noo Kala Qaadaye, Aqoonsan Maynolahaydeey, Maanagaa Ku Ogsoonba. Inaad Joogto Aduunka.

0
Thursday November 18, 2021 - 07:36:22 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 736
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Islaantii Ina Maagtaye, Afka Noo Kala Qaadaye, Aqoonsan Maynolahaydeey, Maanagaa Ku Ogsoonba. Inaad Joogto Aduunka.

    W/Q: Ismail Abdilahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdilahi Handuleh.

 

  BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B]

 TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHA.

Islaantii cawarayde,Ingiriis u hadlaysaay,

Iska hayso Aqoonsi,Waa horeynu isedne,

Idinkona gumaysto,Aduunki naga reebay,

Aflagadiyo ceeb,Ayaydin noogu darteenba.

Awood waagad lahayded,Ingiriis talinaye,

Waynagii isaseegnay,Arinkiin soconmayo,

Orobadad ka baxden,Ayanu Oda wadagnay,

Allena nooma daraano,Anagaa idin dhaane,

Istiqiin isilawdayo,Aqoonsigiin uma bahnine,

Inasii kala jeedsho,Ayaan laysku habsaamin,

Afkana aan bedeloo,Aaanu ka dayno skuulko,

Anagaa idin eednayo,Ubadka loo dhigmaayo,

                   Ismail abdilahi handuleh.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...