Suhuur Xasan Abiib Oo Hambalyo Udirtay Shacabka Somaliland Munaasibada 18ka May.
Suhuur Xasan Abiib ayaa dhambaal hambalyo ah udirtay guud ahaan shacabka Somaliland Sannad guurada
28 naad ee ka soo wareegtay maalintii ay Somaliland dib ula soo noqotay
madaxbanaanideedii.
Suhuur Xasan Abiib ayaa si gaar ah hambalyo ugu dirtay qaybaha kala duwan ee ciidamada qaranka, waxanaanu qoraal ay soo gaadhsiisay Hadhwanaagnews uu uqornaa sidan "Waxaan Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaa dhamaan Hogaamada, Saraakiisha, iyo dhamaan Xubnaha Ciidanka Qaranka Somaliland iyo xaasakooda iyo caruurtooda, Dhamaan umada Soomaliland Munaasibada Sanad-guurada 28naad. Waxaan u rajaynayaa Caafimaad, cimri-dheer iyo khayr-dhamaantood guul iyo gobanimo" insha allah
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...