Kulmiye Uu Guuleysan Karaa Haduu Ka Curto Israac Gobonimo Gobolada Galbeed

0
Thursday November 18, 2021 - 07:32:55 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 749
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulmiye Uu Guuleysan Karaa Haduu Ka Curto Israac Gobonimo Gobolada Galbeed

    si lamid ah midowga curashada gobolada Bari.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

si lamid ah midowga curashada gobolada Bari.

Gudoomiye  Xirsi  waa  in  loo hellaa  Gudoomiye  Xildiid.

Musharax   Madaxweyne = C/raxmaan  Ciro   waa in  loo  helaa  C/raxmaan   kale.

Musharax  Madaxweyne Ku  xigeen  = Maxamed  Cali   waa in  loo  hellaa  Maxamed  kale  ama  Maxamuud.



3da  Gobol ee  Bariga   ayuu  isku   duba   ritay Waa  shax  siyaasadeed Goboleysan  oo  Bariyeysan marka   aad   diirada saarto  sarta  dhismaha siyaasada  xisbiga wadani  rabo  in uu  ku  soo ciyaar  galo  kal-dambe ; 3daa  gobol  ee bariga  ( Tog-dheer  iyo Sanaag  waxa matalaya  Gudoomiye  xisbi iyo 2 ku  xigeen, Gobolka Sool  Gudoomiyaha Wakiilada  iyo  Ku-xigeen Xisbi )  dhamaantoodna  waxa  matalaya  Musharax   Madaxweyne , Xisbiga   Wadani Gobolada  Galbeed waxa  uu  u qorsheeyey  Xillal   wada  KU- xigeeno  ah.


Xisbiga  Kulmiye uu  guuleysan  karaa hadii  uu  ka curto  israac  Gobonimo Gobolada  Galbeed  taasi oo    macnaheedu   yahay 5  xubnood  ee hogaanka  xisbiga  ah  in  sidooda  loo daayo,  ku  daris iyo  ka  dhimis  toona  aan  lagu sameynin, xataa   Gudoomiyaha  Xisbiga  oo  ah  Madaxweynaha  Qaranku uu  sii  hayo Xilkaasi   Gudoomiyenimo   balse  kaliya  uu  ku wareejiyo  Musharaxnimadiisii   doorka 2aad  si  gobonimo  taariikhaysan   leh  isla   Musharax   Madaxweyne  oo uu  Madaxweynuhu   dhiso  oo  ka  soo  jeeda  AWDAL,  si  ay  u  hirgasho Xisbiga  Kulmiye  oo   2 kacleyn  Guusha  ku hogaamiya  iyo  waliba  israac   gobonimo   oo gobolada   galbeed   ka   tisqaada.

 

By: Dr.khadar Libaaxley.

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...