Bas-baaska wuxu qani kuyahay oo aad ugu badan vitamin C taas oo kadhigan

0
Tuesday November 16, 2021 - 10:47:01 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 796
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Bas-baaska wuxu qani kuyahay oo aad ugu badan vitamin C taas oo kadhigan

    Faa'iidada Caafimaad Ee Bas Baaska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faa'iidada Caafimaad Ee Bas Baaska

100 gram oo bas-baas ah waxa kujiro  VitaminC  = 144 milligrams   oo u dhiganto 173%   xaddiga vitamin C jirku ubaahanyahay maalintii : Reference Daily Intake (RDI)



Sidoo kale waxa kujiro  fiitamiin B6 = 0.51 mg  u dhiganto 40% (RDI)

Iyo macdanta = Iro , Magnesium , Potassium


Kasakow inay jirto fikrado ah in bas-baasku uu ka qayb qaato gaas-calooleedka iyo laab-jeexa/ laab-hurka maado kujirto bas-baaska oo layiraah capsaicin waxay keentaa dareen ah hur/gubasho   sidoo kale maadada capsaicin waxay keentaa in calooshu soo dayso aashito (acid) badan taas oo keeni karto gaas-calooleed

 

Taas cagsigeeda fiitamiinada muhiimkaa ee kujiro bas-baaska waxay kaq ayb qaadan karaan  in difaaca jirku la dagaalamo wax yaalaha ilmo aragtada ah sida bakteriyada  keento gaas-calooleedka ee layiraah H. pylori


1. Wuxu xoojiyaa dhifaaca jirka = xaddiga aadka ubadan ee vitamin C  kujiro wuxu sare  uqaadaa difaaca jirka (immunity system) arintaas oo aad ugu muhiimsan wakhtiya uu dilaaco virus-ku .


2. wuxu la dagaalamaa caabuqa iyo infekshanka ,khaasatan kuwa ku dhaco Neef-mareenka /sanbabada : xaddiga aadka ubadan ee kujiro fiitamiin C sidoo kali fiitamiin A (beta-Carotene)  waa antionxydant tasoo macnaheedu yahay wuxu ladagaalamaa oo jirka kasaara  waxyaalaha sunta ah ee kadhasho falgalada khaldan ee ka dhexdhaco jirka .


3. Wuxu u fiicanyahay dheef shiidka : maadada fiitamiin B6 ee ku jirto waxay ka qayb qaadataa burburinta iyo dheef shiidida  cuntada.


4. yareynta miisaanka jirka : maadada capsaicin cilmi-baaris caafimaad ayaa sheegayso inay  hoos u dhigto miisaanka.


5.wuxu u fiicanyahay maqaarka : vitamin C wuxuu caawiyaa samaysanka collagen oo  ka qayb qaadato samaysan iyo bad qabka maqaarka.


6. wuxu horu mariyaa caafimaadka maskaxda iyo shaqada neerfaha : wax kujiro Vitamin B6 oo ka qayb qaato samaaynta fariin sidayaasha neerfaha sida serotonin iyo gamma aminobutyric acid.


7. Waxa lagu taliyaa inaysan isticmaalin bas-baadka dadka qabo gaas-calooleedka iyo laab-jeexa/hurka.


????.????

Hadii aad xad dhaaf u cunto basbaaska waxaa kal dhaxli kartaa dhibaatoyin badan.

????????????????????-????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????.

like dhah: page-ka Caafimaadka_iyo  Nafaqada

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...