Muuse Biixi Tiirka Somaliland. By Khadar Ibrahim

0
Tuesday November 16, 2021 - 10:30:34 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 729
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Tiirka Somaliland. By Khadar Ibrahim

    Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta.

Sida laa wada oogyahay madaxweyne MUUSE BIIXI CABDI uu yahay hogaanka kaaliya abid soo maray qadiyada somaliland meel dare gaadhsiyey, si adagna xamar u karbaasha,wana siyaasi ku dhaqma dacaadnimada iyo wanaag uu qabo shacab weynaha Somaliland, hadal  wacan naa kula hor yimaada bulshadda.

 

Waxaynu wada oogyahay in xukuumadda madaxweyne muuse biixi maanta sii xawli ah uu socoto taasna waa taageerada shacabweynaha uu qabaan Muuse, wuxuna ku kasbaday sumacada wanaagsan ee leeyihiin siyaasiyiinta xukuumadiisa .

 

madaxweyne Muuse biixi cabdi waa nin waxqabad badan saamiyey xaga bulshadda iyo horumarintaa shuuruucda dalka ka taagan mudadii oo xilka hayay hadii noqoto xaga caafimaadka ,tacliinta, warbaahinta ,amniga, wadooyiinka ,kuna haga siyaasad wanagsan oo diiran.

 

Bulshada Somalilandna kasbatay xukuumadd ka shaqeysa ayaaheeda ninka u hindisay horumarkan maamuleedna waa Md. Muuse biixi cabdi iyo golahiisa wasiriinta at ka mid yihiin KAAHIN,BUUNI, QAMBE, SACAD.

 

Qof ama koox iyaga ay Guusha Xukuumaddu ku tallaabsato uga dhigantahay guuldarro oo wanaagga iyo horumarka ummaddooda u soo kordha aan indhahoodu arkayn isuna arka inay iyagu ka qadayaan mooyaane, horumarka iyo wax qabadka ay xukuumadda M/weyne BIIXI muddadaa ay xilka haysay ku tallaabsatay ka weyn wax la qariyo oo la iska indho tiro.

 

Guntii iyo geba gabadi hanashada quluubta iyo maanka dadweynaha waxa kasbaday madaxweyne MUUSE BIIXI iyo xukuumaddiisa oo runti muujisay waxqabad iyo horumar balaadhan, shacabkuna in mar labaad doortaan diyaar bu u yahay ,mustaqbalkana mar walba waa Kulmiye 20 sanno soo socda.

 

Khadar Ibrahim

063-700-6002


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...