Hogaan Iyo Horumar Q 1aad Waa Maxay Hogaamin (Maxamed Adam Xassan)
Hogaamin
waa nidaam Horumar ku saleesan iyo waxqabad bulsho iyo Horumar u dalgaadho ama shirkada amaba urur IWM oo u Gadh wadayn ka yahay isla HogaamiyAHA
dajiyey nidaamka hogaaminta O leh hadaf iyo han cad isla markaana la gaadhi
karo dhawaan.
Nidaamka hogaamin waxaa masuul ka ah in u noqdo mid saxan ama mid khaldan waa hogaamiyaha o dhaqajinaaya isla markaana hagaaya nidaamka hogaamin.
Hogaamintu waa awooda aad ku Dhaqajinayso dadka si aad hadaf cayiman u gaadhid isla markaana u baahi tirtid shacabkaas u masuulka ka yahay dhaqajiyaha nidaamka hogaamin.
Hogaamintu waa nidaam wanaagsan hadii la helo dhaqaajiye wanaagsan oo ah hogaamiye Heer sare ah waxa una ka qayb qaata dibu dhiska dajinta qorshaynta hawlaha hadba la fulinaayo iyo kuwa la dajinaayo waa hab heer sare ah o hadii u shakhsiga hogaamiyaha ah u fahmo wax walba hagaagayaan o xataa hadii wax aan suurta galin Karin ay noqonoyaan wax suurta gala idinka ilaahay.
Hogaamintu Hadii loo doorto qof leh astaamo Hogaamineed waxa saxa oo hubaala in la Gaadhayo Horumaro Heer sare ah ku waas o ay u maddu ama shirkadi ku tanaado isla markaana ku Gaadho figta sare e horumarka isla markana ay noqdaan Dayax Iyo shamac Ka Dhex iftiimaya Khayr Kood o ay Tar tan kula jiraan.
BY: Mohammed Adam Hassan
Engineer Politician Researcher And writer
Hogaan IYO Horumar.
DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.
E-MAIL [email protected]
Tell: 0634394700.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!