Afar Sano Oo Wax Weyn La Qabtay Iyo Dhabada Dawladnimada

0
Sunday November 14, 2021 - 19:02:57 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 640
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afar Sano Oo Wax Weyn La Qabtay Iyo Dhabada Dawladnimada

    W/Q: Hamse Riiraash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hamse Riiraash

Tan iyo intuu yimi madaxweyne biixi oo kursiga usoo maray hayaan dheer.mar uu dalkiisa difaacayay. mar uu ku gudo jiray halgan .mar uu ahaa oday xogagaal u ahaa xalinta wax badan iyo goob jooge aan dalkiisa dhana u dhaafin ,ugu danbayntii hantay jagada ugu sareysa dalka.

 

Tan iyo intii uu qabtay wuxuu awooda saaray kor u qaadida tayada ciidanka jamhuuriyadda somaliland.xakamaynta dhaqaalaha iyo raacdaynta iyo ilaalinta iyo la dagaalanka musuqa iyo sugida amaanka  isaga oo ku adkaa mabda somaliland iyo  jiritaanka qaranimada somaliland.

 

Muuse wuxuu la kulmay xili adag oo uu ka dabaashay dabaylaha iyo dufaanta iyo cadaadiska  kaga imanaayay xukuumada fadhigeedu yahay muqdisho uu gadhwaynta ka yahay farmaajo.

 

madaxweynuhu wuxuu ku dadaalay hagaajinta systemka iyo dawladnimada somaliland oo maanta maraysa meel san.

 

Waxa dhacday doorosho wacan oo isku sidkan taa oo ahayd mucjiso iyo bilaa farafarayn ama fara galin taa dunida ku noqoray cajiib  waxay fursad u noqoto guusha batuun iyo mooge oo uu sababteeda lahaa mujaahid muuse.

 

Waxa uu qabtay shaqo qaran taa oo faa'ideeda wax loo dhigaa jirin.muuse dadka waxa uu baray dawladnimada waana nin muwaadin oo magac xanbaartay  guud ahaan somaliland guul.

W/Q: Hamse Riiraash


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...