Faa'iidada Caafimaadka Ee Barbarooniga (Bell Papper)

0
Saturday November 13, 2021 - 10:18:54 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1046
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faa'iidada Caafimaadka Ee Barbarooniga (Bell Papper)

    wuxu qani kuyahay 100% vitaminC taas oo kadhigan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wuxu qani kuyahay 100% vitaminC taas oo kadhigan

100 gram oo barbarooniga ah waxa kujiro  Vitamin C = 80 milligrams   oo u dhigmo 100%   xaddiga vitamin C jirku ubaahanyahay maalintii:Reference Daily Intake (RDI).



Dalkeena Waa  khudaarta ugu badan ee laga helo vitaminC.


1. wuxu xoojiyaa Difaaca jirka : xaddiga aadka ubadan Ee vitamin C  kujiro barbaroonigu wuxu sare uqaadaa difaaca jirka .


2. Wuxu yareeyaa infekshan-ka jirka iyo #caabuqa vitamin C wuxu  ka qayb qaataa ladagaalanka jeermiska sida bakteriyada, feyruska  iyo wax yaalaha sunta ku ah jirka .


3. Wuxuu ka hortagaa  dhiig yarida (Anaemia) : vitamin B6 wuxu muhiim u yahay samaynta unugyada dhiigga sida hemoglobin (HB) oo ah borotiinka qaado oxygen ka iyo carbon dioxide ka ee loo yaqaan .


4. Waxay u fiicantahay maqaarka : vitamin c wuxuu caawiyaa samaysanka  collagen oo ka qayb qaadato samaysan iyo bad qabka maqaarka .


5. Wuxu horu mariyaa caafimaadka maskaxda iyo shaqada Neerfaha : wax kujiro Vitamin B6 oo ka qayb qaato samaaynta fariin sidayaasha neerfaha sida serotonin iyo gamma aminobutyric acid .


6. Wuxu ka qayb  qaadaa bogsashada dhaawaca : sida dadka leh cirid dhiiga iyo dhaawacyada aan buskoon.


????????????????????-????????????????si ay uga faaideystaan guud ahaan bulshada.

Caafimaadka iyo Nafaqada

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...