Dad Somali ku jirtay xabsi ku yaala Libiya oo la sii daayay.

0
Saturday November 13, 2021 - 10:30:00 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1071
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad Somali ku jirtay xabsi ku yaala Libiya oo la sii daayay.

    UNHCR waxa ay shaaca ka qaaday in dadkaan badankoodi ay ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

UNHCR waxa ay shaaca ka qaaday in dadkaan badankoodi ay ka



Saraakiisha ammaanka Dalka Libiya ee xarun lagu haayay dad Muhaajiriin Soomaali ah ay ku jirto ayaa sheegay in xaruntaasi laga sii dayay 57 qof oo magangalyo doon ahaa kadib markii bishii hore ee October lagu soo qabtay Howlgal ay Laamaha ammaanka Libiya ay ku bartilmaamaysanayeen dadka soogalootiga sharci darada ah.



Hay’adda Qaxootiga ee QM UNHCR ayaa sheegtay in dadkaan ay ubaahan yihiin lacag deg deg si noloshoodi ugu dabaraan.


UNHCR waxa ay shaaca ka qaaday in dadkaan badankoodi ay ka muuqato tabar yari caafimaad, waxaana ay 57 qof ka kalasoo jeedaan wadamada Soomaaliya, Ethiopia iyo ereteria.


Wali waxaa jira koox kale oo Soomaali ah oo u xiran laamaha amaanka Libya kuwaa oo magaalada Caasimadda ah ee Tripoli laga qabtay.

Loading...
Loading...