Dareen Qaas ah specific feeling

0
Thursday November 11, 2021 - 11:21:42 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 775
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dareen Qaas ah specific feeling

    Qanaac iyo kuwa kalle o fara badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qanaac iyo kuwa kalle o fara badan.


Waa abaaro 2:00 habeenimo, Waxaan hada soo tukaday saalaadii ceshaha. Ma qiyaasi karo xaaladayda, waang dhan ma dareemayo Alla oo soon tay ii wacneyd waqtigaan waqtigiisi oo hada laga joogo (24saac) ?

Malaha saacaduhu waa ceyn-ba_____ceyn.


Oo yaabaye!!! Maxaa jowleh ma dhagaheygaa ?!

Waxaan maqlayaa codad hoose oo dad ah, se ma arko waxba Waxaa kaaga sii daran mowjadaha gooshaya maskax deyda yartaa!!

Maa caalam baa igu dhex yaala ?



Wali dhab u ma xaaiiqsan swaxan-ka iyo buuqa ii yeeraya waxay yihiin.

Isku soo duub waxaas oo dhan ,


Intaan waayahan noola waxaan bartay in nolasho marba mar-xalad iyo xaalad kala gadisan Ku arkaysid intaad joogto dhulka korkiisa.


Tusaale: mar waad faraxsantahay mar waad ooyaysaa mar reyreyn iyo baraare iyo waliba barwaqo baad dhex mushaaxeysaa mar waad murugeysan tahay, ogsoonow: xaaladan aan hada Ku jiro wey ka duwantahay dhamaantood oo, waa mid ugub/igu cusub.


Ma garanayo waxaan mu mataalo laakiin magacyo badan baan ula baxay. Sida:

√xaalad kalle. || in another case ||

√Dareen an l aqoon || unfamiliar feeling ||


√Waqti walaac iyo walbahar leh || a Time with anxiety and stress ||.

Marar badan waan la kulmay dad badan, o xaaladaas dhex ambanaya se, Dhug uma yeelan!

Waan dhayalsaday_____Kamana feejignaan.

Ileen balaayo intay kaa maqantahay dariskaa bay jirtaa!!!!


Xaaladan way inug leeysay, waxayna igu sababtay heer aan gaaro inaan dadka maqli waayo. Haa! Waa macquul inaad is weydiiso tolow ma dhaga culusyahay? Maya ma dhaga cusli ee, Waxaan Ku jiraa caalam kale kaliya waxaa kula jooga muuqeygii se, ruuxdeydu waa maqane jooge. | Absence minded |

Waxay ii gu yeeraan qeybtood:

• Dhagoolkii!

• Maahsane

• Qanaac iyo kuwa kalle o fara badan.

Dareenkayga weyd siyaadiyaan se ayagu waxaas ma oga! ????

Dhamaad.


Abdulqadir Yare

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...