Faa'iidada Caafimaad-ka Baamiyaha (Okra)

0
Monday November 08, 2021 - 09:13:41 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1676
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faa'iidada Caafimaad-ka Baamiyaha (Okra)

    Dr faaris ayaa qoray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dr faaris ayaa qoray

Baamiyaha waxaa ku jiro qaybaha kala duwan ee nafaqada wuxu qani ku yahay fiitamiinada sida: Vitamin K, Vitamin C, Thiamine (B1) Folate (B9)



Sidoo kale waxaa ku jira macdanta sida :  Magnesium, Phosphorus Calcium iyo  Zinc


1. Wuxuu xoojiyaa lafaha : waxaa ku jiro fitamiin k oo ka qayb qaato samaysanka lafaha isagoo si kiimikaal ah (chemical) u gaabeeyo ama u aktiif (active) gareeyo  borotiinada ka qayb qaato dhisida lafaha sida (osteocalcin) sido kale waxa kujiro calcium iyo Phosphorus.


2. wuxu ufiicanyahay dadka qabo xanuunka sonkorowga : war bixino caafimaad aya sheegayo inu yareeyo xawaaraha sonkorta   looga soo nuugo dheef-shiidka (low Glycemic Index) taasina ay saacidayso  in sonkorta dhiigga aysan aad ukicin .


3. caafimaadka hooyada uurka leh  : baamiyaha waxaa ku jiro fitaamiinka Folate (folic acid)  oo ka hortago caafimaaddaro ku timaado ilmaha uurka kujiro muhiimna u ah hooyo walboo uur leh inay qaadato fiitaminkan .


4. baabmiyaha waxa u wanaagsan yahay arag oo waxaa ku badan vitamin A.


5.  Baamiyaha waxa uu ka hortaga calool fadhiga maxaa yeelay  waxaa kujira Fiber lagu magacaabo Mucilaginous.


6. wuxuu kor uqaadaa difaaca jirka : wuxu qani kuyahay vitamin C oo ka qayb in waxyaalaha sunta jirka laga saaro .


7.  sidoo kale waxa uu yareyaa Kalestrol-ka ama dufunka dhiiga.


8.   Baamiyuhu wuxuu dhowraa caafimaadka Haraga (Maqaarka).


????????????????????-????????????????oo gaarsii asxaabtada si ay uga faaideystaan.

Caafimaadka iyo Nafaqada

Dr faaris ayaa qoray

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...