Faa'iidada Caafimaad-ka Midhaha Saytuuntaka (Guava/الجواف)

0
Monday November 08, 2021 - 09:07:32 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 956
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faa'iidada Caafimaad-ka Midhaha Saytuuntaka (Guava/الجواف)

    Seytuunku waxay qani kutahay oo aad ugu badan vitaminC taas oo kadhigan:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Seytuunku waxay qani kutahay oo aad ugu badan vitaminC taas oo kadhigan:

100 grams oo seytuun ah waxa kujiro Vitamin C = 228 mg milligrams oo u dhiganto 275 % xaddiga vitamin C jirku ubaahanyahay maalintii : Reference Daily Intake (RDI).


Vitamin C ga kujiro seytuunta Kudhawaad saddex jibaar ayay kabadantahay qadarka vitamin C ga jirku ubaahanyahay malintii, Sidoo kale waxa kujiro fayber (fiber)



????????????’???????????????????????????????????????? ????????????????????????????????????:


1. waxay xoojiyaa Difaaca jirka : xaddiga aadka ubadan ee vitamin C kujiro wuxu sare wuxu sare uqaadaa difaaca jirka (immunity system) arintaas oo aad ugu muhiimsan wakhtiyada uu dilaaco virus-ku.


2.waxay yaraysaa infekshan-ka jirka iyo caabuqa vitamin C wuxuka qayb qaataa ladagaalanka jeermiska sida bakteriya , feyruskaiyo wax yaalaha sunta ku ah jirka.


3.waxay horumarisaa dheef shiidka waxayna yaraysaa calool fadhiga waayo waxa kujiro maadada faybarka (fiber).


4. waxay ka hortagtaa dhiig yarida (Anaemia) : vitamin B6 wuxu muhiim u yahay samaynta unugyada dhiigga sida hemoglobin (HB) oo ah borotiinka qaado oxygen ka iyo carbon dioxide ka ee loo yaqaan .


5.waxay u fiicantahay maqaarka : vitamin c wuxuu caawiyaa samaysankacollagen oo ka qayb qaadato samaysan iyo bad qabka maqaarka.


6. wuxu horu mariyaa caafimaadka maskaxda iyo shaqada neerfaha : wax kujiro Vitamin B6 oo ka qayb qaato samaaynta fariin sidayaasha neerfaha sida serotonin iyo gamma aminobutyric acid.


6.waxay ka qayb qaadataa Bogsoobida dhaawaca : sida dadka leh cirid dhiiga iyo dhaawacyada aan buskoon.


7.waxuu hoos u dhigaa Ama yareyaa baruurta jirka, maxaa yeelay wax choleterol ah malahan ( Zero) sidoo kale xadiga carbohydrate - ka ku jiro aad u yaratahay.


????????????????????-???????????????? oo gaarsii asxaabtada si ay uga faaideystaan.


Caafimaadka iyo Nafaqada


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...