Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Gaadhay Degmada Badhan SAWIRO

0
Sunday May 19, 2019 - 23:44:17 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 4638
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Gaadhay Degmada Badhan SAWIRO

    Badhan(HWN)Wafti uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda cadaalada JSL Cabdirsaaq Cali Cabdi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhan(HWN)Wafti uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda cadaalada JSL Cabdirsaaq Cali Cabdi ayaa gaadhay degmada Badhan ee gobolka Badhan halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey, wasiirka iyo waftigiisa ayaa markii ay soo gaadheen degmada Badhan waxay salaan sharaf ka qaateen cutubyo ka tirsan ciidanka qaranka JSL ee ku sugan degmada Badhan.



Wasiirka Cadaalada Somaliland ayaa socod lug ah ku maray suuqa magaalada Badhan Waxa kale oo uu wax ka iibsaday lana caweeyey shacbiga ku dhaqan magaalada Badhan iyo waliba qaar ka mid ah meheradaha ku yaala degmada Badhan.


Socdalkan Wasiirka ayaa ujeedadiisa lagu sheegay sidii uu waxa uga ogaan lahaa xaalada guud ee gobolka Badhan iyo waliba sidii loo xoojin lahaa amniga mandaqada.


waa markii ugu horaysay ee tan iyo xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi la doorto uu wasiir ka tirsan xukuumadiisu soo gaadho degmada Badhan ee gobolka Badhan.

Image may contain: 1 person, standing

Image may contain: 1 personImage may contain: 4 people, people standingImage may contain: 6 people, people smiling

Hadhwanaagnews

Loading...
Loading...