Dhaqaalihi Qurbajoogta Waddani Iyo Cirro Qore Mukhtar Cilmi

0
Friday November 05, 2021 - 11:26:45 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhaqaalihi Qurbajoogta Waddani Iyo Cirro Qore Mukhtar Cilmi

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.

 Bahasha carsaanyadda la yidhaa, way caggo baddan tahay, afarta jihana way u socotaa, lama garto dhinacay u dhaqaaqi doonto, Waxaa xaalkiisu sidaa ka dhigan yahay xisbiga WADDANI oon loo kala garan Karin yaa wata!!!. waxaana arka mar waliba si badheedh ah la rabo in hanti laga ururusado taageeryaasha WADDANI oo haatan joojiyay dhaqaalihii ku kaabi jirayn xisbigii dhamaa we cirro haatan afka u galiyey kulmiye 2.WADDANI wuu qiiqaya dhaqaalo iyo siyaasad toonana ma hayo waxaana cidhib tiray oo jarka ka tuuray cirro iyo koo aan xirfada siyaasada aqoonayn , maalin walba la taagan shir jarayid aan midho lahayen hadal mooyaane!.

 

Sawirka dhabta ah ee xisbiga waddani wuxuu aha sanado dhan xisbi mucaarid ee NGO ah amba pre paid xukuumaddu ku shubato siyaasadeeda ,maanta se wuxuu afka u galiyey cirro xisbigii dhamaa dadkii cunay wadanka oo u ku wareejinayo ,halka u hagbadii qurbajoogta ku dhistay xisbiga kaga xiyaaday una dhiibayna xirsi.hadaba qurbajoogta waddani maxa idinla gudboon?,kolay talaabo danbe oo dhaqaaleed idinka sugi maayo cirro mar danbe ,waayo wakaas tacabkiini xashiish ku tuuray oo siiyey kulmiye 2.

 

Maanta kulmiye noqday waddani hadii stupid tahay ku jir riyada waddani baa ah xisbi jira oo mucaarid ah, cirro waa lagu shaqaysta adna qurbajoogo yaa lagugu shaqaysan no more income for cirro and kulmiye 2!!..

 

By Mukhtar Cilmi

 

[email protected] 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...