Abaal Laawehi Cairo Iyo codyare Qore Mukhtar Cilmi

0
Friday November 05, 2021 - 11:16:56 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 900
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abaal Laawehi Cairo Iyo codyare Qore Mukhtar Cilmi

    Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

Sidii hore u sheegay waxa ka dhex qarxay xisbiga waddani gudahiisa khilaaf iyo loolan maamuleed oo wado kooxda u hogaaminayo xirsi iyo inta nadiifta ah ee ka soo hadhay asaasiyaashi xisbiga oo ay kasoo hadhayn xasan xuseen codyare oo runti tacab badan usoo maray xisbiga, aya la qarxiyey xafaldii waddani ee ugu danbaysay u qabtay qurbajooga Xisbiga. Codyare aya halkaas ka xagiijiyey in isaga lagu soo casuumin xaflada wuxuu halkaas ka qarxiyey in u yahay asaasiyaashi xisbiga oo la rabo in laga tuuro xisbiga iyago waliba ay maqlayaan dadka meesha joogay.

 

Wax ku cusub mahaa cirro in u mar walba dadkii lasoo tacbay in u kaga dhaqaaqo oo u raaco cida cusub,taasna kamu waantoobin 2017 ishii dadka u kaga baxay aya cawrisay, cirro wacad iyo waji toona maleh wana sifooyinka munaafaqada , hadaad munaafiq daba cararto khatartayda kugu leedahay if iyo aakhiro ba. Imika waxa u yaala inta nadiifta ku hadhay in ay iskaga soo baxaan meeshan qudhuntay ,oo isago kusoo xariyey dadkii dhacay dalka ee ex kulmiye, maanta iyaga ka masuul ah sicir bararka dalka ku keenin iyo iibintii dakada berbera. Waa canaasirtii ledka ku aha shacabweynaha somaliland.

 

Cirro maanta wuxu ka dhigay waddani kulmiye 2,mana noqonayo xisbi sii jiri doona waayo saaqid walba ayuu kusoo xariyey xisbiga marka danbana waa laga socda marka dantooda ay ka gaadhaan. Laakin mid baan huba in cirro sanadka danbe u saaxada kaga bixi doono doorashada madaxtooyada marki dhacdo, xisbigii wuu iibiye, wuxuuna siiyey ninka laha markiisa hore ee xirsi, cirro na shaqaale ayuu sii ahaa.

 

Qore mukhtar cilmi

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...