Beenta Sheeg Oo Ku Celceli, Cidduunba Rumaysane Ayay Dfs Ku Dhaqmaysa.

0
Friday November 05, 2021 - 11:13:59 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 785
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beenta Sheeg Oo Ku Celceli, Cidduunba Rumaysane Ayay Dfs Ku Dhaqmaysa.

    Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B],TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

Dagaalkay inagu wado DFS wuxu marayaa heerkii ugu adkaa mana aha mid la eegto.

1-Waa inay dawlada JSL talaabo degdeg ah ka qaadaa arrintan lagu sheeganayo magaca Somaliland,ee been abuurka ah,



2-Dawladaha caalamka ee jooga xamar ee maalgelinayana looga digaa lagulana xisaabtama.


3-Golayaasha sharci dejintu qodobo qabanaya duulkaas oo ka xayuubinaya dhalashada somalilaanimo ha soo saaraan.

Looguna aqoonsanayo denbiilayaal qaran oo Maxkamadu soo ansixiso,kuna mutaysanayaan xadhig adag sheegashda been abuurka ah.


4-Dawladu ha u gudbiso dalalka caalamka ee somalilaan la macaamila liiska magacyadooda denbiilayaashan,

si laynoogu soo gacangeliyo loona maryo sharciga ka meel yaal.



                                         Ismail Abdillahi Handuleh.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...