"Waxaan Tacsi u dirayaa Suldaan Maxamuud Siciid Maxamed oo Ku geeriyooday Magaalada Hargaysa.

0
Thursday November 04, 2021 - 18:09:57 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1223
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxaan Tacsi u dirayaa Suldaan Maxamuud Siciid Maxamed oo Ku geeriyooday Magaalada Hargaysa.

    Aqoonyahan Cismaan Badmaax ayaa dhambaal tacsi ah ee u diray u dhignayd sidan:-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqoonyahan Cismaan Badmaax ayaa dhambaal tacsi ah ee u diray u dhignayd sidan:-
Aqoonyahan Cismaan Maxamed Badmaax ayaa tacs tiiraanyo leh u diray eheladii qarabadii iyo qaranka Somaliland ee uu ka baxay Suldaan Maxamuud Siciid Maxamed oo xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa.


‎إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ


"Waxaan Tacsi u dirayaa Suldaan Maxamuud Siciid Maxamed oo Ku geeriyooday Magaalada Hargaysa.

Waxaan ilaahay uga baryayaa in uu janatul fardawsa ka waraabiyo, Allah Naxariistiisa ha ugu deeqo, qabrigana ha uga dhigo guri janno.
Waxaan si gaara u tacsiyaynayaa Ehelka, qaraabada iyo asxaabtana, Shacabka Iyo Dowlada JSL ee uu Suldaanka u ahaa, Alle Samir iyo Iimaan Saadiqa ha inaga siiyo".



AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...