Axmed Madoobe oo xil sare u magacaabay guddoomiyihii hore ee gobolka Nugaal

0
Saturday October 30, 2021 - 17:13:33 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1008
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed Madoobe oo xil sare u magacaabay guddoomiyihii hore ee gobolka Nugaal

    Madaxweynaha ayaa xilka ka qaaday gudoomiyihii Kismaayo timo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha ayaa xilka ka qaaday gudoomiyihii Kismaayo timo



Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa Cumar Cabdullahi Maxamed u magacaabay Gudoomiyaha Degmada Kismaayo iyo duqa Magaalada.


Cumar Faraweyn ayaa horay usoo noqday Gudoomiyaha gobolka Nugaal iyo taliyaha ciidanka ilaalada Madaxtooyadda Puntland.



 

Madaxweynaha ayaa xilka ka qaaday gudoomiyihii Kismaayo timo jilic oo muddo dheer xilkaasi hayay.




Loading...
Loading...