Maxamuud Xaashi Siyaasiga Cid Waliba Hadal Hayso

0
Saturday October 30, 2021 - 10:20:34 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 688
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxamuud Xaashi Siyaasiga Cid Waliba Hadal Hayso

    W/Q: Ahmed jamac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed jamac

siyaasadu sideedaba waa shaqo ama hawl dhib badan inta ku najaxdaana way yar tahay lkn waxa uu qofku kusoo baxaa ama ku saqiiraa kolba mawqifkiisa marka uu qaato iyo sida uu uqaato dadkuna wax ay jeclyihiin siyaasiga adag ee cida uu dagaalka la galo aanay mahadin.



Hadaba Maxamuud xaashi wakhtiyadan danbe waxa uu noqday siyaasiga ay cidwaliba hadal hayso mid maagaya ama mid amaanaya taasi waxa ay kutusayasaa miisaanka uu leeyahay


waxaana xaqiiq ah in uu dagaalkii uu muuse biixi la galay in Maxamuud wax ugu kordhay mooyaane aanu waxba ku waayin lkn muuse dad badan oo uu tirsanayay oo taageerayaasha xisbiga ahaa ayaa ka dhaqaajiyay.

 

hadaba Maxamuud xaashi waxa weeye siyaasiga isaga oo aan xisbi weli ku jirin hadana ka saamayn badan rag xisbiyo gudoomiyaal ka ah .

Ahmed jamac 

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...