Wasaarada Arrimha Dibada Somalia oo war ka soo saartay dad lagu xiray Zambia.

0
Saturday October 30, 2021 - 08:48:02 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 911
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaarada Arrimha Dibada Somalia oo war ka soo saartay dad lagu xiray Zambia.

    dhalsho ahaan, waa arrin walaac dhalisay, waxa ayna xilligan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

dhalsho ahaan, waa arrin walaac dhalisay, waxa ayna xilligan



Warsaxafeeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibada ayaa lagu xusay in ay socdaan baaritaano la xariira sababa keenay in dadkaasi si guud loo xirxiro xilli ay muddo dheer kunoolayeen dalka, islamarkaana arintaasi ay salka ku heyso I sir naceyd.


"Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa waxa ay si dhow ula socotaa warbixinnada sheegaya xarig wadareed lagula dhaqaaqay dad Soomaali ah oo ku nool magaalada Ndola ee dalka Zambia oo loo beegsaday hab isir ah, iyadoo aan loo eegin dhalsho ahaan, waa arrin walaac dhalisay, waxa ayna xilligan ku howlantahay sidii cadeymo uga heli lahayd Dowladda Zambia, loona xalin lahaa si degdeg ah arrintan aadka loo xummaaday”ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Wasaaradda.



Maalmihii lasoo dhaafay boqolaal qof oo kunoolaa magaalada Ndola ayaa xabsiga loo taaxay ka dib markii la sheegay in dadka kasoo jeedda dalkaasi ay diidan yihiin ganacsiga

Loading...
Loading...