Guuleed Dafac Oo Sheegay In Loo Awood Sheegtay Abwaan Siciid Gahayr Oo Hargaysa Ku Xidhan

0
Wednesday October 27, 2021 - 19:32:53 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1520
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guuleed Dafac Oo Sheegay In Loo Awood Sheegtay Abwaan Siciid Gahayr Oo Hargaysa Ku Xidhan

    " Siciid Maxamuud Gahayr waxa uu u xidhan yahay xoog sheegasho"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

" Siciid Maxamuud Gahayr waxa uu u xidhan yahay xoog sheegasho"

Hargaysa (HWN) Garyaqaan Guuleed Dafac oo kamid ah bahda garsoorka Somaliland ayaa sheegay in Abwaan Siciid Gahayr loo xoogsheegtay , waxaanu usoo jeediyay haayadaha sharciga inay xoriyadiisa usoo celiyaan, waxaanu sidaasi ku sheegay qoraal uu ku baahiyay barta uu kuleeyahay Facebook, oo uqornaa sidan:-



" Siciid Maxamuud Gahayr waxa uu u xidhan yahay xoog sheegasho iyo awood si xun u isticmaalid, Hay'adda sharciga la xidhiidha waxa aan ka codsanayaa inay xorriyadiisa u soo celiyaan Siciid."


Abwaan Siciid Gahayr ayaa la sheegay in xadhigiisa uu ka dambeeyo Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland, kaasi oo ilaa imika ku xidhan magaaada Hargaysa, waxaanu Abwaan Siciid sidoo kale uu yahay macalin wax kadhigo iskuulada Hargaysa, sidoo kalana udooda dadka danyarta ah ee sharciga loogu awood sheegto

Loading...
Loading...