SAWIRO Gudoomiye Cumar Oo Booqday Taalada Daljirka Daahsoon

0
Wednesday October 27, 2021 - 15:07:43 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1159
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO Gudoomiye Cumar Oo Booqday Taalada Daljirka Daahsoon

    Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa sidoo kale booqday warta KM4

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa sidoo kale booqday warta KM4

May be an image of 2 people and people standing


Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray xarunta taalada Daljirka Dahsoon oo ay dowlada hoose Xamar ka fulisay howla dayactir ah, si loo muujiyo bilicda Taalada oo ah goob taariikhi ah oo ay bulshada Caasimadda ku dalxiisaan.

Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa sidoo kale booqday warta KM4 oo dib u habeyn lagu sameeyay, warta Ceel Qaloow iyo warta Fagax, warahaas oo ay dowlada hoose Xamar ugu talagashay maareenta biyaha Roobka Deerta ah.

Kormeerkaas marka uu soo idlaaday ayaa Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) waxa uu la hadlay Warbaahinta.
May be an image of 4 people, people standing and outdoors
May be an image of 1 person, standing and outdoors
May be an image of 2 people, people standing, suit, wrist watch and outdoors
May be an image of outdoors and monument

Loading...
Loading...