FAALO: Galmudug Iyo Puntaland Waa labo Maamul Oo Midna Dimuqaaradiyad Calanka U Sida Midna Wehel Sanaya Dhimbilaha Rasaasta.

0
Wednesday October 27, 2021 - 11:15:17 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1079
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FAALO: Galmudug Iyo Puntaland Waa labo Maamul Oo Midna Dimuqaaradiyad Calanka U Sida Midna Wehel Sanaya Dhimbilaha Rasaasta.

    Wariye Faransiis ahaa sanadkii 1997dii waxa uu yiri Soomaaliya................

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wariye Faransiis ahaa sanadkii 1997dii waxa uu yiri Soomaaliya................


Dhimbilo ayaa ka Holcaya Guriceel Magaalada Ganacsiga Iyo Hormarada, Meel Markuu waagu Bidhaamo ilin waliba Reerka dagan, is warsan jireen Xaalka Muqdisho.


Lakiin maanta Marti Galineysa uur ku taallo aan waligeed tirmi doonin gumaca Rasaasta iyo meydadka dadka deeganka iyo dhinacyadaDagaalamaya. Tirada dadka dhaawacyada u dhimanaya ayaa sii kordhaya waqti xaadir kaan sababtu waa go’doon ka jira Magaalada.



Waxa dhintay waa dhalinyaro kan ugu yar uu lahaa mustaqbal ifiya, kan Xaqa u diriyaya iyo kan baadil ku dagaalamaya labaduba garan meyno micnaha waa un dagaal dhiig uu kuqubanayo.


Diiwaan kiisana noqon doonoMid lamid ah dhiganayaasha madow ee dalkan soo maray ee aanu jirin cid loo ciqaabay’ ilaa la isku maamuuso mooyee / Taas oo ka dhigan qoraal uu daabacay.


Wariye Faransiis ahaa sanadkii 1997dii waxa uu yiri Soomaaliya waa dalka kaliya ee xilalka sare u magacaabay Dadka dhiiga daadiya / hadana waxa uu yiri waa dalka kaliya ee lagu arki karo wadaado qoryo sita.


Dadka Qaarayaa ku doodaya in dagaalka la baajin kara, lkn su’aalkale ayaa gadaalka taagan hadii la baajin kara Maxaa Xabddu u bilaabatay iyadoo Wada hadalku Yahay dhabaha ugu weyn ee xal mastuurka.


Diyaarinta Cabdullaahi Tahliil Cabdi Gacmo

Loading...
Loading...