Sideey Somaliland U Guulaystay Si Weyn

0
Sunday May 19, 2019 - 10:54:49 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1063
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sideey Somaliland U Guulaystay Si Weyn

    Somaliland oo ah dal curdin waxa ay qeyb lixaadle ama safka hore kaga jirtaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland oo ah dal curdin waxa ay qeyb lixaadle ama safka hore kaga jirtaa
waddamada guulaystay,kuwaas oo hareeraheegu ama waddanka somalia number one kaga jirto wadamada had iyo jeer fashilmay.

tani waa xaqiiq waayo somalia iyo dawladdaheeda kala duwan waxa ay toos u abaari waayeen inay dalka kusoo rogaan amaan taaba qaada kuwaas oo marka la dooranayo balamo iyo wacado ku qaada siday mudnaanta kowaad uga dhigi lahaaeen amaan.


amaanka eeba haya rabina waxaan u wayddiinayaa somalia amaan iyo inuu siiyo balse asbaabta basharka la yimaada.

haddaba somaliland oo ka mida wadan curdina oo jira 27 sannadood waxa ay dadkeega iyo dawladeeduba sida wada jira ugu dadaaaleen amaan taaasi eebe weyna la garab qabtay.

somaliland hadda waxay ka mid tahay waddamada guulaystay eebe ha u siyaadiyo inbadan waxa badan dadka jecel xumaantooda somaliland waxaan ugu hanbaliyaynayaa guusha ay gaadhay xukuumadan waxa ugu badan ee ay hirgalisay waa inay musuqii xakamaysay taasi waa arrin wanaagsan hanbaliyo 18ka may
hamse riraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...