Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay waxaa ka go'an nabadda iyo xasilloonida loo helo gobolka Saaxil

0
Wednesday October 27, 2021 - 08:34:45 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay waxaa ka go'an nabadda iyo xasilloonida loo helo gobolka Saaxil

    "Golaha ammaanku si dhow ayuu ula shaqaynayaa, si firfircoon ayuu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Golaha ammaanku si dhow ayuu ula shaqaynayaa, si firfircoon ayuu


Booqashada Mali kadib ayaa wafdiga golaha amaanka ee Qaramada Midoobay waxa ay u safreen dalka Niger si ay ugala hadlaan sidii ay gacan uga geysan lahaayeen nabadda iyo xasiloonida gobolka Saaxil oo ay ka geysanayaan tacadiyo kooxaha jihaad doonka ah.


Wafdiga ayaa Isniintii la kulmay madaxweyne Maxamed Bazoum iyo sidoo kale saraakiil rayid ah iyo hoggaamiyeyaasha ciidamada.



Safiirka Faransiiska u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa ballan qaaday kaalmo dheeraad ah oo ku aaddan xasilinta gobolka.


"Golaha ammaanku si dhow ayuu ula shaqaynayaa, si firfircoon ayuu ula macaamilayaa xaaladda gobolka, golaha ammaanku waxa uu taageersan yahay nabadda iyo xasilloonida gobolka, waanu sii wadi doonnaa in aan taas sii wadno, si aan isugu dayno in aan caawino Mali. sida ugu macquulsan, "ayuu yiri Nicolas de Rivière.

Dalalka Niger iyo Burkina Faso ayaa wajahaya khatar kaga imaan karta kooxaha Islaamiyiinta ah ee ka dagaallama bartamaha dalka Maali oo ay ku dhinteen kumannaan qof.

Loading...
Loading...