Golaha Wasiirada Itoobiya Oo Ogolaaday In Itoobiya Xubin Ka Noqoto Heshiiska Ganacsiga Afrika

0
Saturday February 02, 2019 - 20:08:28 in News by Super Admin
  • Visits: 1023
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wasiirada Itoobiya Oo Ogolaaday In Itoobiya Xubin Ka Noqoto Heshiiska Ganacsiga Afrika

    Addis Ababa(HWN):-golaha wasiirada ayaa ansixiyey xubinimada Itoobiya ee heshiiska ganacsiga ee ka dhaxeeya wadamada Afrika(Africa Continental Free Trade Agreement).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Addis Ababa(HWN):-golaha wasiirada ayaa ansixiyey xubinimada Itoobiya ee heshiiska ganacsiga ee ka dhaxeeya wadamada Afrika(Africa Continental Free Trade Agreement).
Heshiiskan ayaa ah kan ugu weyn ee ganacsiga Afrika ka dhigaya hal suuq oo wax lagu kala iibsado marka laga reebo heshiiska WTO(World Trade Agreement) oo ah mid u dhaxeeya guud ahaan wadamada caalamka.

Raysal wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Ahmed ayaa keenay aragtida uu dalkiisu uu kaga mid noqonayo heshhiiskaas  si loo gaadho isbadalka dhinaca ganacsiga ee ay hormoodka uga yihiin wadamada Geeska Afrika, iyada oo heshiiskaasi u furayo fikradaha ganacsiga ee ay Itoobiya iibgeyn karto sida lagu sheegay war ka soo baxay xafiiska raysal wasaaraha Itoobiya.
Loading...
Loading...