Dhulgariir Kudhuftay Boorama Iyo Khasaaraha Uu Gaystay

0
Saturday October 23, 2021 - 13:16:34 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2599
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhulgariir Kudhuftay Boorama Iyo Khasaaraha Uu Gaystay

    Dhul gariirkan ayaa laga dareemay Magaalada Boorama saaka abaaro 7:07 subaxnimo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhul gariirkan ayaa laga dareemay Magaalada Boorama saaka abaaro 7:07 subaxnimo.


Muuqaal Caajiba oo laga diyaariyey Magaalada Boorama - YouTube

Cabdiraxman Hadhawanaagsan: Xoghayaha Gobolka Awdal Mustafe Cabdi ayaa Wakaaladda Wararka ee SOLNA u sheegay in gariirkani uu ahaa kii ugu weynaa ee muddo sannado ah soo mara Boorame, waxaanu tilmaamay inuu cabsi badan ku riday shacbiga Magaalada.



Gariirkan ayaa la sheegay in aan ilaa inta la ogyahay geysan wax khasaare ah, hase ahaatee uu guryo ciid ka soo daadiyey Siliiga Guryaha.


Cabdiraxman Hadhawanaagsan: Magaalada Boorama ee caasimada Gobolka Awdal ayaa wakhtiyo kala duwan oo hore laga dareemay dhulgarii inkastoon wax khasaare ah oo wayn aanay gaysan

Loading...
Loading...