Maxamed Xuseen Rooble oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday dalka Sweden

0
Wednesday October 20, 2021 - 19:44:30 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 749
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxamed Xuseen Rooble oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday dalka Sweden

    Khubara ka socotay Hay'adda Caafimaadka Guud ee Dalka Sweden ayaa booqday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khubara ka socotay Hay'adda Caafimaadka Guud ee Dalka Sweden ayaa booqday


WhatsApp Image 2021-10-20 at 4.19.49 PM


Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday dalka Sweden oo uu hoggaaminayey Wakiilka Gaarka ah ee Hay'adda Caafimaadka Guud ee Dalka Sweden oo maalmahan boqasho ku joogay dalka.


Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa warbixin ku saabsan wadashaqeynta caafimaad ee labada dal iyo sidii kor loogu qaadi lahaa waxa uu ka dhageystay Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur iyo Ergeyga Gaarka ah ee Hay'adda Caafimaadka Guud ee dalka Sweden.


Khubara ka socotay Hay'adda Caafimaadka Guud ee Dalka Sweden ayaa booqday goob loo asteeyay in loo dhagax dhigo Machadka Caafimadka Qaran ee Soomaaliya, iyagoo shirar kala duwan la qaatay khubarada Wasaaradda Caafiamadka Soomaaliyeed oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasaaraddaha Caafimaadka Dowlad Goboleedyada.

Loading...
Loading...