Xisbiyada Siyaasada Itoobiya Oo Shir Xasaasi Ah Ku Leh Addis Ababa Iyo Raysal Wasaaraha Oo Qayb Ka Ah

0
Saturday May 18, 2019 - 15:41:23 in News by
  • Visits: 2980
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiyada Siyaasada Itoobiya Oo Shir Xasaasi Ah Ku Leh Addis Ababa Iyo Raysal Wasaaraha Oo Qayb Ka Ah

    Xisbiyada Siyaasada Itoobiya Oo Shir Xasaasi Ah Ku Leh Addis Ababa Iyo Raysal Wasaaraha Oo Qayb Ka Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiyada Siyaasada Itoobiya Oo Shir Xasaasi Ah Ku Leh Addis Ababa Iyo Raysal Wasaaraha Oo Qayb Ka Ah

Addis Ababa(HWN):-Xisbiyada siyaasada ee dalka Itoobiya ayaa wada hadal iyo doodi uga furantay magaalada Addis Ababa ee dalkaasi.

Sida ay ku warantay wakaalada wararka Itoobiya ee Fana shirkan ayaa lagaga hadlayaa fursadaha iyo caqabadaha ay wajahayso dawlada federaalka ah ee Itoobiya iyo habka ay u socdaan isbadalada ka socda dalkaasi iyo qodobo kale.

Shirkan oo uu goob joog ka yahay raysal wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa sidoo kale lagaga hadli doonaa arimo la xidhiidh dimuqraadiyada la doonayo in laga hirgeliyo dalka Itoobiya.

Shirkan ayaa waxa cilmi baadhisyo ay sameyeen ku soo bandhigay qaar ka mid ah aqoonyahanada dalka Itoobiya oo ay ka mid yihiin Dr Semir Aman, Professors Hizkias Assefa, Dr Elizabeth Hailegiorgis, and Andualem Arage.

Loading...
Loading...