Dowlada oo gudbisay warbixin ku saabsan xaaladdaha Bini'aadanimo ee Soomaaliya

0
Tuesday October 19, 2021 - 15:14:09 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 742
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada oo gudbisay warbixin ku saabsan xaaladdaha Bini'aadanimo ee Soomaaliya

    Wasiirka Wasaaradda Gargaarka, maareynta & musiibooyinka ee Soomaaliya Marwo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka, maareynta & musiibooyinka ee Soomaaliya Marwo


WaxaaMagaalada Geneva ee dalkaSwitzerland Maanta lagu soo geba-gabeeyay shirka Arrimaha Bini’aadanimada, waxaana Soomaaliya uga qeyb gashay shirkaas Wasiirka Wasaaradda Gargaarka, maareynta & musiibooyinka ee Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye.

cayaa waxaa diirada lagu saaray dhibaatooyinka bani’aadannimo ee jira iyo sida looga gudbi karo.

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka, maareynta & musiibooyinka ee Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo ku matalayay Shirkaasi Soomaaliya ayaa ka jeedisay warbixin ku saabsan xaaladdaha Bini’aadanimo ee Soomaaliya.




Loading...
Loading...