Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan Wasiirrada Mustafe Cagjar Magacaabay

0
Tuesday October 19, 2021 - 09:06:00 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 4475
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan Wasiirrada Mustafe Cagjar Magacaabay

    Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan Wasiirrada Mustafe Cagjar Magacaabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan Wasiirrada Mustafe Cagjar Magacaabay

Magacyadda Iyo Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan Xukuumadda Uu Soo Dhisay Madaxweynaha Deegaanka Soomaalidu Mustafe Cagjar.

 

1. Mubashir Dubad raage, xafiiska Nabadgaliyada = Jidwaaq ( Abaskuul)

2. C.raxmaan Axmed Xasan, Xafiiska Maaliyada. = Ogaadeen ( Ree Cabdile )

3. C.raxmaan iid Dahir, xafiiska hor Mag& dhismaha. Isaaq ( Sacad Muse )

4. Dr. xuseen Qasim, xafiiska Madaxwaynaha = Ogaadeen ( Ree Isaaq)

5. Maxamed Faatax Maxamed xafiiska Waraabka. = Ogaadeen ( Bah-gari)

6. Xasan Muxumed (daadhi), xafiiska biyaha= Jidwaaq ( Bartire )

7. C.laahi Adan Laag, Xafiiska waxbarashada = Ogaadeen ( Cabdale )

8. Subeer xuseen, xafiiska horumarinta xoolaha = Ogaadeen ( Digoodi )

9. Dayib Axmed Nuur, xafiiska M’linta& warshadaha= Ogaadeen ( Cawlyahan)

10. Maxamed Naaji, xafiiska Dakhliga= Hawiye

11. Dr C.qaadir iimaan, xafiiska beeraha= Sheekhaas

12. Eng. Sadaam, xafiiska jidadka= Ciise

13. Axmed yaasiin sheekh ibraahin, xafiiska maaraynta khataraha masiibooyinka= Ogaadeen ( Makaahiil)

14. Ibrahin Maxamed Amaan, xafiiska arrimaha bulshada= Ogaadeen ( Ree Cabdile )

15. C.qaadir rashiid Ducaale, xafiiska warfaafinta= Gure

16. Eng Muxiyadiin Xafiiska ilaalinta deegaanka= Qalaafo.

17. Warsan Cawil Muxumed, xafiiska adeegbixinta= Isaaq ( Garxajis )

18. Faadumo deeqa, xafiiska curinta iyo sayniska= Gari

19. Xuseen gaydh, xafiiska Xirfadaha iyo shaqo abuurka= Samaroon

20. Maxamed sheekh aadan, xafiiska qorshaynta= Ogaadeen ( Maalinguur)

21. Maxamed ismaaciil, dhaqanka iyo dalxiiska = Ogaadeen ( Cawlyahan)

22. Malow ibraahin, xafiiska ganacsiga= Gare

23. xaliimo xasan, xafiiska arimaha Haweenka= Yabaree

24. Khadra Maxamed, xafiiska macdanta& shidaalka= Ogaadeen ( Ree amaadin)

25. Axmed xaaji, xafiiska cadaalada= Majeerteen

26. Dr. muuse, xafiiska caafimaadka= Ciise

27. Maxamed Mahdi, xafiiska dhalinyarad iyo ciyaaraha= ?

Waxa Diyaariyay Mohamed H Muse


Loading...
Loading...