Qabiilada ay kasoo jeedaan Xubno Gollaha Wasiiradda ee Ismaamulka Dawlad Deegaanka Soomaalida.

0
Tuesday October 19, 2021 - 08:46:31 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2302
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qabiilada ay kasoo jeedaan Xubno Gollaha Wasiiradda ee Ismaamulka Dawlad Deegaanka Soomaalida.

    W/Q: Mohamed Yusuf Bakayle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Mohamed Yusuf Bakayle.

1- Xafiiska Madaxweynaha:  Dr. Xuseen Qaasim - OGAADEEN REER ISAAQ.

2- Xafiiska Beeraha: Dr. Cabdiqaadir Iiman - SHEEKHAAL

3- Xafiiska Horumarinta Xoolo dhaqatada:  Subeer Xuseen Cumar - DIGOODI

4- Xafiiska Horumarinta magaalooyinka: Cabdiraxman Ciid Daahir - ISAAQ - SACAD MUUSE

5- Xafiiska Waxbarashada: Cabdulaahi Lacag - OGAADEEN CABDALE

6- Xafiiska Caafimaadka:  Dr. Muuse Axmed Ibraahim - CIISE

7- Xafiiska Maaliyadda: Cabdiraxmaan Axmed - OGAADEEN REER CABDILE

8- Xafiiska Adeega shacabka: Warsan Cawil - ISAAQ - GARXAJIS

9- Xafiiska Jidadka: Eng. Saddaam Xuseen - CIISE

10- Xafiiska Nabadgalyada: Mubashir Dubad - JIDWAAQ ABASKUUL

11- Xafiiska Cadaalada: Axmed Xaaji Samatar - MAJEERTEEN.

12- Xafiiska Biyaha: Xasan Daadhi - JIDWAAQ - BARTIRE

13- Xafiiska Xirfadaha iyo shaqo-abuurka:  Xuseen Geydh - SAMAROON

14- Xafiiska Arimaha Bulshada: Cabdullaahi Amaan(ONLF). - OGAADEEN REER CABDILE

15- Xafiiska Arrimaha Haweenka: Xaliimo Xasan Maxamuyd - JIDWAAQ YABARE.

16- Xafiiska Ganacsiga Iyo Gaadiidka:  Malaw Maxamed - GARRE.

17- Xafiiska Maalgalinta iyo Warshadaha:  Dayib Axmed Nuur - OGAADEEN CAWLYAYAN.

18- Xafiiska Ciyaaraha iyo dhalinyarada: Maxamed Mahdi - GABOOYE

19- Xafiiska Warfaafinta: Cabdiqaadir Rashid Ducaale - DIR GURRE

20- Xafiiska Macdanta Iyo shidaalka: Khadra Bashiir - OGAADEEN REER CABDILLE

21- Xafiiska Deegaanka iyo Kaymaha: Eng Muxiyadiin Cabdi Xuseen JAREER WEYNE - REER QALAAFE

22- Xafiiska Waraabka iyo dooxooyinka:  Maxamed Fatah - OGAADEEN BAH-GARI

23- Xafiiska Curinta iyo sayniska: Faaduma Deeqa - DAAROOD GERRI-KOOMBO

24- Xafiiska Qorshaynta: Maxamed Sheekh Aden - OGAADEEN - REER CABDILLE

25- Xafiiska Dakhliga: Maxamed Naaji - HAWIYE (KARANLE)

26- Xafiiska Maaraynta Iyo khataraha: Axmed Yaasiin Sh Ibraahim(ONLF) - OGAADEEN MAKAAHIL

27- Xafiiska Dhaqanka Iyo Dalxiiska: Maxamed ismaaciil. - OGAADEEN CAWLYAHAN.



F.G. Kama dhigna qabyaalad ee waxay ka turjumaysaa inaad si fudud ku fahanto metelaada deegaankaagu ka helay Golaha Wasiiradda cusub ee Dawlad deegaanka Soomaalida.

Mohamed Yusuf Bakayle.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...