Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Amartay In Xoolaha Magaalada Laga Saaro.

0
Sunday October 17, 2021 - 13:37:28 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1580
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Amartay In Xoolaha Magaalada Laga Saaro.

    "Maamulka Caasimadda Hargaysa waxa uu ku wargalinayaa..."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Maamulka Caasimadda Hargaysa waxa uu ku wargalinayaa..."
Amar ku Saabsan Goorta kama Dambaysta ah ee Caasimadda Hargaysa laga Saarayo Dhamaan Xoolaha Kala Duwan ee Lagu dhaqdo Gudaha Caasimadda.


Maamulka Caasimadda Hargaysa waxa uu ku wargalinayaa dhamaan muwaadiniinta xoolaha ku dhex dhaqda caasimadda Hargaysa in ay xoolahooda kaga saaraan Caasimadda mudada hoos ku xusan .

1: Geela mudo 15
( 18 /10/2021) Ilaa 02/11/2021.
2: lo’da 30 cisho oo ka bilaabmaysa 18/10/2021 ilaa 17/11/2021.
3: Adhiga 60 cisho oo ka bilaabmaysa 18/10/2021 ilaa 17/12/2021

No description available.
Loading...
Loading...