Ila Qosol … Sheeko

0
Saturday October 16, 2021 - 09:51:11 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2286
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ila Qosol … Sheeko

    W/Q: Cabdullaahi Maxamed Cumar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Cabdullaahi Maxamed Cumar

Laba wiil oo Soomaaliyeed ayaa beri isku xanaakadiyey gaarimada iyo gambo  (malkhabad) xidhashada hooyooyinkood. Markii ay woxogaa murmeenna, hadalkii ayaa ka taagtaagmey. Markaasuu midkood xanaaqay oo uu kii kale ku yidhi, " Ina gambo xun!"

Kii kale ayaa isaga oo aan is wareerin ugu jawaabey, " Sidaasay weliba hooyadaa, hooyaday ka ergisataa!"

 

Cabdullaahi Maxamed Cumar

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...