Soomaaliya maku guuleysatay dacwada Badda ?

0
Wednesday October 13, 2021 - 11:33:03 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1296
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya maku guuleysatay dacwada Badda ?

    Meesha biyaha Somalia kenya ogaan ayay ugu murantay marki hore. Lkn mihiimada blocks

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Meesha biyaha Somalia kenya ogaan ayay ugu murantay marki hore. Lkn mihiimada blocks


Dadka aan fahmin nuxurkaxukunka bada somaliya ee kenya ku haysty, kenya waxa loo xukumay 12 Neutical mile waa 13.8mile ama 24 KM. Weliba qaybta shidaalku ku jiray 50km bes ayay ahayeen 24km ayayna kenya qaadatay ,half dhan ayay qaadatay ceelashi shidaalka yacnii 6dii ceeel ee laysku hayay 3 ayay qaadatay kenya( L5 L32 L39) bay heleen halka somalia( l21 l24 l29) ay heshay .

Meesha biyaha Somalia kenya ogaan ayay ugu murantay marki hore. Lkn mihiimada blocks iyo dhul cusub oo beriga ah ayaa laysku haystay. Kuwiina kenya wa heshay, sidokale kenya waxay heshay marinbiyood toos ugu xidha badweynta caalamiga ah taas oo ay ka badbaadayso cashuurta maraakibta, wax loo dabaaldega ma muuqdan, siyaasiynta somalia shacabkoda runta haw sheegan, welina saas ayay Nfd iyo dhulki laysku haysta meesha kaga baxayaa, somalia waxay ogolaatay xudud ay diidanayd ilaa 1964.. takale Kenya beri waxay ku murmi kartaa dhulka xorta aha ee gudaha somalia sida Jubaland qayb ka mid ah. Takale markasta oo 12ka Mile ee lasiiyay sii socdaanba dhanka badweynta , waxay kenya heli doonta ceelal badan oo shidaal ah iyo dhul cusub waayi ma jiro wadan kale oo bada la qaybsan kara somalia iyo kenya kasoo horjeedkoda .

Soomaalidu ma aqaano sababta ay ugu dabaal dagayaan iyadoo xaqooda 50% la qaatay

Horayna dhul iyo dad looga qaatay ay kaga samreen kenya

Waxaan joognaa xaalad liidasho tii ugu darnayd dad aan xaqooda u dagaalami karin

Qaramada midoobay sow maaha tan Somali galbeed iyo NFD siisay kenya iyo itoobiya

Kiiskaan maahayn mid maxkamad la geeyo ee waxuu ahaa mid awood lagusoo celiyo

Aad ayay ii xanuujisay in ay wadanka siyaasiyiin iyo madax calooshood u shaqeystayaal ah ay hormuud u yihiin , waxaaan leeyahay somalida

Azrabeijan kama tanaasulin dhulkeedii 30 sano haysatay armenia , china kama tanaasulin dhulka Taiwan , Ruushka kama tanaasulin dhulka xaduuda Ukrain , nin walba waxuu gartay dantiisa iyo waxuu hanti leeyahay halka soomalida ay dal yar oo 20 malyan ah ay boqol calan u sameyteen

Qabyaalad iyo jahli ayaa dalkeena halkaas dhigay

Siyaasiyiin macal shacab waa munaafiqiin qabyaaladaysan , kaliya waxay wadani noqdaan maalinta dal dibada ah lays haayo inta kale way is cunaaan

???? Peace and love



AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...