Awdalkii Aqoontiyo, Asluubta Lagu Ogaan Jiray, Inamada Aydoorteen, Dadoow May La Aragtaan

0
Tuesday October 12, 2021 - 12:10:36 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 279
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Awdalkii Aqoontiyo, Asluubta Lagu Ogaan Jiray, Inamada Aydoorteen, Dadoow May La Aragtaan

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B]

TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHA.

 

1-ADUUNKAYS BEDELAYO,EEGA EGASHABA MALEH,

     AADMIGII AXSAAN DIID,AFXUMU KA DOOR BIDAY,

     AWDALO AQOONIYO,ASLUUB LAGU OGAAN JIRAY,

     ARAGTAAN XULKOODIIYE,ADIGUBA KA SHEEKEE.

 

2-AQALKII WAKIILADU,AFKA SHEEGAD MOOYAANE,

      QAAR INOO ADEEGOO,ILAALINAAYA QARANKOO,

        WAXII LOO IGMADAYIYO,MIDNIMADA ADKEEYOO,

         UMADA UMA MUUQDAAN,DIB HA LOO AGAASIMO.

 

3-ASXAABTANI AGAASTAYE,URURSADAY CIYAALKE,

        U AFDUUBAN BEELUHU,IYANA HAYNA DHAAFEEN,

       ABOORKABA DHAAMO,DUNDUMUU ASTAYSTAAYE,

    ALBAABADA U SOO XIDHA,URURADIINA NOO FURA.

 

4-IINTAAD NA YEESHEEN,ARAMIDEEDII ARAGNAYE,

      ALLE HADDII TAQAANAAN,DIB HANOOLA IMANINA,

      OLOLAHII QABIILKIYO,DADKAAD KALA IRDHAYSEEN,

      AYAAN BAANU LEENAYO,ALLEH MAHADI WAA NABAD,

                                 ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...