Barkhad Batuun: Masuul Qaran oo ay u Kala Soocan tahay Mucaaridnimada iyo Qarannimada Dalkiisa Hooyo

0
Tuesday October 12, 2021 - 11:07:05 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 824
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Barkhad Batuun: Masuul Qaran oo ay u Kala Soocan tahay Mucaaridnimada iyo Qarannimada Dalkiisa Hooyo

    W/Q: Maxamed Cirro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Maxamed Cirro

Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun waa muwaadiniin reer Somaliland. Waa siyaasi reer Somaliland. Waa Masuul Qaran oo reer Somaliland, waana mudane ka tirsan Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland. Dalkiisa iyo dadkiisu waa reer Somaliland, waana geesi mar walba ku dhiiradda inuu si toos ah iyo si dadbanba u difaaco qaddiyadda iyo qarannimada Somaliland. Waxa codkooda ku doortay reer Somaliland, waxaannu metelaa reer Somaliland. Waa siyaasi iyo masuul qaran oo ay u kala soocan tahay fikirkiisa mucaaridnimada ah iyo mabdi'iisa Somalilandnimo. Markaa dayrkii Makka ayuu gubay haddii uu dalkiisa hooyo ka difaaco weerarada iyo hagar-daamooyinka kaga imanaya dalka jaar ah ee Soomaaliya? Barkhad Batuun wuu ka weyn yahay qof qaddiyaddiisa dhaafsada baabuur yar iyo lacag faro-guudkood ah oo uu maalin qudha ka heli karo gudaha dalkiisa hooyo. reer Somaliland ayaa looga fadhiyaa jawaabta degdeg ah ee ay ka  bixiyaan hadalka ka soo yeedhay haweenayda Wasiirka ka ah Dowladda aan Iskeed Isku maamulin ee ay AMISOM ku ilaaliyaan Muqdisho.

Xigasho: Maxamed Cirro


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...