Shirweynihii Xisbiga Waddani Oo Dib Loo Dhigay

0
Tuesday October 12, 2021 - 10:25:05 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1592
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirweynihii Xisbiga Waddani Oo Dib Loo Dhigay

    Shirweynihii Xisbiga Waddani Oo Dib Loo Dhigay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirweynihii Xisbiga Waddani Oo Dib Loo Dhigay

Hargaysa (HWN) Shirweynihii Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa dib loo dhigay muddo laba toddobaad illaa saddex toddobaad ah.


Shirweynahan oo qorshihiisu ahaa inuu dhacdo bishan aynu ku jirno 30-keeda illaa 31-ka, ayaa la sheegay in dib loo dhigayo muddo toddobaadyo ah, iyada oo maanta ay si rasmi ah dib u dhigista Shirweynaha ay u shaacin doonaan guddida qaban qaabada shirweynaha Waddani.



Ma jir war rasmi ah oo ka soo baxay dhinaca Waddani weli, oo ku saabsan sababta dib u dhigista shirweynahooda, hase yeeshee xogo uu helay Wargeyska Saxansaxo, ayaa tibaaxay in dib loogu dhigay Wada hadallada u furmay Maxamuud Xaashi iyo Xisbiga Waddani, kuwaas oo sabtidii bilowday iyo weliba arrimo farsamo oo dhinaca ergooyinka ah.


Wargeyska Saxansaxo

Loading...
Loading...