Ca'isha ayaa weydiisay nebiga scw Tuma ayaad u jecshay haweenkaaga, Rasuulkii Ilaahayow?

0
Monday October 11, 2021 - 09:48:47 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1454
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ca'isha ayaa weydiisay nebiga scw Tuma ayaad u jecshay haweenkaaga, Rasuulkii Ilaahayow?

    Wuxuu ku yidhi: rasulku scw adigu ayaan kugu jecelahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wuxuu ku yidhi: rasulku scw adigu ayaan kugu jecelahay.



Ca'isha Waxay tiri: Hadaba aan iyaga utagno oo aan u sheego dhammaantood inad ani iigu jeceshay rasuul kii ilaahayow.

Nebigu scw wuu qoslay kadib timir ayuu siyay Cidna ha u sheegin in aan timar ku siiyay ayuu ku yidhi rasuulku scw ca'isha.


Markaasuu ku yidhi: hawenkii isu wada imaada mid kastana gaar ayuu timir u siiyay wuxuuna ku yidhi mid kasta inaan timir ku, siiyay cidana ha usheegin.

Habeenkii way isu wada yimadeen ku,ligod
Dedna Ca'isha ayaa weyddiisay rasulka scw
Dumarkaaga teebaad ugu jeceshay?

Markaas buu nabigu dhoolla caddeeyay oo yidhi:
Waxaan ugu jecelahay ta aan timirta siyay
Taaa ayaana ah mida aan ugu jeclahay?

Waxayna ku farxeen jacaylka Rasuulka SCW
Xikamda ku jirta rasulku scw waa mucalim kenii inaad hal dumar ah guursato ood xuquudeda udhamaystirto ayaa ka qiima badan inaad 2 ama 3 ama 4 gursato ood xuquuq dooda garan waydo "

Naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkiisa ha ahaato Nebigeenna Muxammad scw 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...