Siyaasi Saacad Shaqada Joojisay Xidhan Oo Xisbiga Waddani Ku Biiray

0
Monday October 11, 2021 - 09:07:32 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1874
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Saacad Shaqada Joojisay Xidhan Oo Xisbiga Waddani Ku Biiray

    "waa Saacad Qaaliya laakiin barri Dhawayd ayay iga Bakhtiday"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"waa Saacad Qaaliya laakiin barri Dhawayd ayay iga Bakhtiday"

Siyaasi Saacad Shaqada Joojisay Xidhan Oo  Xisbiga Waddani Ku Biiray

 

Hargaysa (HWN) Wasiirkii Hore ee Wasaarada  Gaashaandhigga Somaliland ee ee Xukuumadii Daahir Riyaale Kaahin oo shalay ku biiray xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa xisbiga Kulmiye ku masaalay Saacad uu xidhanyahay oo shaqada joojisay "Halkan Saacad Baa iigu Xidhan, waa Saacad Qaaliya laakiin barri Dhawayd ayay iga Bakhtiday. Dalkana Waan ka Waayay Baytarigeedi,Gacantaydana Culays bay ku Haysaa Saacadu, Xisbiga Kulmiye-na Waa Sacadaasoo Kale".

 

Siyaasiyiitan  ka so diga rogtay xisbiga Kulmiye ayaa k adayriyay xaalada uu haatan ku suganyahay Kulmiye iyagoo Muuse Biixina ku eedeeyay in uu isku koobay Maamulka Xisbiga Kulmiye.

 

 


Loading...
Loading...