Hargaysa: Saddex Wiil Oo Ku Dhaawacmay Dhagax Wayn Oo Ku Soo Dhacay Gurigay Degenaayeen

0
Sunday October 10, 2021 - 15:36:58 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 950
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa: Saddex Wiil Oo Ku Dhaawacmay Dhagax Wayn Oo Ku Soo Dhacay Gurigay Degenaayeen

    "Wiilashan ayaa dhaawacoogii la soo gaadhsiiyay Cisbitaalka wayn Ee Hargaysa"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wiilashan ayaa dhaawacoogii la soo gaadhsiiyay Cisbitaalka wayn Ee Hargaysa"

Hargeysa (HWN)  Abaaro 10 :30 habeenimo ee xalay ayaa Saddex caruur ah dhagax weyn ku soo dul dhacay hoygii ay ka deganaayeen xaafada Karinta Daami ee degmada Gacan_Libaax ee magaalada Hargeysa.



Ciidanka Dab-demiska Hargeysa ayaa markii lagu soo wargeliyay si degdeg ah uga hawlgalay waxaana dhaawacii ay soo gaadhsiiyeen cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa, halkaas oo hadda lagu dabiibayo. Caruurta ayaa dhaawacu ka soo gaadhay Lugaha, waxaanay da'adoodu u dhaxaysay 5 Jir ilaa 10 sano jir.


Ciidanka Booliska degmada iyo hawlwadeenada heeganka cisbitaalka ayaa iyaguna hawlgalkaa qayb ka ahaa.


[email protected]

www.fire.govsomaliland.org

990 Emergency Service

Loading...
Loading...