Xisbiga Waddani Oo Shaki Geliyay Qandaraasyada Ay Baahiso Gudida Qandaraasyada Somaliland

0
Sunday October 10, 2021 - 08:37:50 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 908
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Waddani Oo Shaki Geliyay Qandaraasyada Ay Baahiso Gudida Qandaraasyada Somaliland

    Xisbiga Waddani Oo Shaki Geliyay Qandaraasyada Ay Baahiso Gudida Qandaraasyada Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Waddani Oo Shaki Geliyay Qandaraasyada Ay Baahiso Gudida Qandaraasyada Somaliland
 Hargaysa (HWN) Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen, ayaa su'aal geliyey shirkaddaha ku guuleysta Qandaraasyada ay bixiyaan Guddida Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, kuwaas oo uu xusay in aan qaarkood magacyadoodaba hore loo maqal, waxaanu yidhi  "Waxaynu maqalnaa shirkaddo ayaa qandaraas ku guuleystay, Shirkaddaasi hore magaceeda u maynaan maqal, waxa laga yaabaa in kan meesha haystaa uu samaystay"


Gudida Qandaraasyada Somaliland ayaa inta badan warbaahinta ka shaaciya shirkado Qandaraasyo ku guulaystay, balse shacabka qaarkood ayaa aaminsan in qandaraasyada lagu naasnuujiyo shakhsiyaad

Loading...
Loading...