Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Kulan La Qaatay Gudida Doorashooyinka Gobolada Waqooyi

0
Saturday October 09, 2021 - 19:41:16 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 794
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Kulan La Qaatay Gudida Doorashooyinka Gobolada Waqooyi

    "Birito oo Ku began 10-10-2021 Ayaa waxaa ku xusnaa Jadwalki Doorashada ee Ugu Danbeeyay Inay Dhacdo"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Birito oo Ku began 10-10-2021 Ayaa waxaa ku xusnaa Jadwalki Doorashada ee Ugu Danbeeyay Inay Dhacdo"

Muqdisho (HWN) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa warbixin ka dhageystay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) iyo Gobollada Woqooyi (SEIT), taas oo ku saabsan halka ay marayaan howlaha u diyaar garowga doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka ku matalaya Somaliland.

 

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa guddiyada kala duwan kula dar daarmay inay dardargeliyaan howlaha horyaala oo ay ugu horeysa soo xulista ergooyinka iyo bilaabidda doorashada Golaha Shacabka.

 

Birito oo Ku began 10-10-2021 Ayaa waxaa ku xusnaa Jadwalki Doorashada ee Ugu Danbeeyay Inay Dhacdo "Doorashada Maadxaweynaha Soomaaliya” Balse Khilaafyo soo laalaabtay ayaa Sababay In Waqtida laysla Meel Dhigay Dib Looga dhaco…

 

Maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in la soo dhameystiro inta ka dhiman kuraasta Golaha Aqalka Sare, si loo guda galo doorashada kuraasta golaha Shacabka.


Loading...
Loading...