Somaliland Iyo Calanka Tawxiidka
Marka hore waxaan Salaamaya dad weynah reer Somaliland meel Walba
ay
joogaan Marka danbe na waxaan Salaamaya madaxda qaranka Jamhuriyada
Somaliland .
Salaan ka dib waxaan qalinka u so qaatay in aan ka hadlo tawxiidka
ku qoran Calanka Somaliland oo xambaarsan micno weyn oo ah la macbuuda
bi xaq ilaa allah... kilmada ilaah waa macbuud ama wax la caabudo Marka
waa la inkiray macbuud kasta oo allah aheyn (laa ilaah)(ilaa allah) ,
Mohamed rasuul Allah.
Calankan ha jiro ilaa maalinta akhiro tawxiidka maalinta laga tirtiro ayuun un ba Somaliland loo yaaba .
Waa bilaah tawfiiq
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...