Fursadaha Shiinha Iyo Moogaanaata Somalida 16/5/019

0
Saturday May 18, 2019 - 07:53:02 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1077
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Fursadaha Shiinha Iyo Moogaanaata Somalida 16/5/019

    Inagoo ku sii socdoona shiinha iyo maalgalinta uu caalmka kabilaabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inagoo ku sii socdoona shiinha iyo maalgalinta uu caalmka kabilaabay

ayaa madaxwaqynhashiinahu waxa uu furay dariiq cusub kaas oo maalgalintiisa ya ka qaybgalidoonaa 150 dal , iyadoo ujeedadu tahay inay shiinhu helaan suuq degdega oo caalamka kala dhaxeeya ,ujeedada ka danbaysaana tahay in ay ku badbaadiso dariiqii hore ee ( dariiq xariiri ) ee hore, kaas oo shiinaha ku xidhi doona qaarada yurub, lagunamaalgalin doona maagalina gaadhaysa 180 billion oo dooler, si caalmka loogu soo celiyo dariiqii qadiimka ahaa ee qarnigii 8aad ee miladiga ,waxaanu dariiqan cusubi noqon doonaa mid isku xidhi doona . masaafad gaadhaysa kumanaan km, waxaa kale oo mashruucan si aad ahuga faaiidaysanaya ingriiska iyo turkiga, iyo dowlado yaryar ,waxaa kale oo mashruucan ka faaiidaysan doona waliba siwayn dowladha ruushka iyo bakistaan .waxaa kale oo bilaabmi doona khad tareen xadiid oo isku xidhidoona shiinaha iyo yurub oo gaadhi doona 62 magaalooyinka shiinha iyo 51 magaalo oo yurub aha,



Hadaba dariiqan cusub ee shiinu bilaabay oo ah mid aad uwayn waxaa ku shuraakoobaya 123 dowladod oo ay shiinhu ku doonayaan in uunoqdomid si degdega u gaadhsiiya alaabooyinka shiinha caalamka ,sid aaasiya, yurub,afrika, konfur ameerika,


Dariiqan oo ay maalgalintiisa ka faaiidaysanayaan dalalka hoos kuqoran,

ü Jasiiradaha dhulka ruushaka oo kabilaami doona shiinaha ilaa galbeeka ruushka

ü Markinka mangooliya ilaa ruushiya kaa soo ka bilaabmaya bariga shiinha ilaa raashiya

ü Marinka shiinha ee aasiyada dhexe ilaa aasiyada galbeed kana bilaami doona galbeedka shiinha ilaa turkiga

ü Marin ka bilaami doona shiinha ilaa hindiya oo socdoona kunfurta shiinha ilaa singabuur,

ü Marin ka bilaabmi shiinha oo socondoona ilaa bakistaan

ü Marin ka bilaabmi doona bangaladish ilaa shiinha kana bilabmi doona konfirta shiinha ilaa hindiya,


Hadaba maalgalintan shiinahu waxay caalamka ku soo kordhinaysaa oo ay sare u qaadaysaa horumarkii dalkii gumystayaashuka hortaagnaayeen horumarka gaar ahaanafrika iyo aasiya iyo laatiin ameerika, reer galbeedku marna umay ogoleen in tareeno dheereeya, iyo maalgalin waxtar leh ay siiyaan dalalka ay gumaysan jireen ,waxayna jeclaayeen in ay dhinac horumarka ka gumaystaan kii dadka kadib , laakiin shiinha ayaa iminka usoo baxay oo caalmkii dhexda u xidhay sidii uu uga dulqaadi lahaa gumaysiga dhinaca horumarka iyo farsamada


Shiinaha iyo soomaliyana waxaa ka dhaxaysa taariikh aad u facwayn oo hadalkii maxmed xaaji ibraahim cigaal baa loogu daray golaha amniga ,shiinahuna wuu ogyahay .laakiin ,waa la inaga horjoogaa oo imaaraadka oo aan doonaynay in somaliya lugaheeda isku taagto ayaa la inoo soomaray , taasina way cadayhay, oo maantana somaliya waa dalka ugu xeebta dheer afrika, shiinahuna wuu rabaa in uu ka faaiidaysto .


Waar markaa madaxda dowlada fadaralkaa iyo maamulgoboleedadow aynu ka faaiidaysano fursadahha shiinaha ,iyo dariiqaa cusub ee uu bilaabay , " ahow nin meel fog wax kaarka ha noqon mid ku meeraysta gudahiisa”


By: khadar adam aw muuse

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...