Farmajo iyo Abyi Axmad oo shir gaar ah yeeshay iyo waxa ay kaga dhigantahay dib u doorashadiisa

0
Tuesday October 05, 2021 - 12:46:20 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1476
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmajo iyo Abyi Axmad oo shir gaar ah yeeshay iyo waxa ay kaga dhigantahay dib u doorashadiisa

    Abyi Axmad ayaa Farmaajo u sheegay in Tigrey uu kaga guuleystay dagaalka uu la galay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abyi Axmad ayaa Farmaajo u sheegay in Tigrey uu kaga guuleystay dagaalka uu la galay



Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee xukunka isku dhajinaya Maxamed Farmaajo ayaa magaalada Addis-ababa kulan doceed kula qaatay Ra’iisul Wasaaraha dib loo doortay ee dalka Itoobiya Mudane Abby Ahmed.

 

Farmajo iyo Abyi Axmadayaa iska xog wareysteen xaaladda Gobolka Geeska Afrika iyo xiriirka labo geesoodka ah ee labada dal oo ay saldhig u tahay daris wanaag, isixtiraam iyo xoojinta dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab.

 

Abyi Axmad ayaa Farmaajo u sheegay in Tigrey uu kaga guuleystay dagaalka uu la galay islamarkaana doorashada dhacday aysan ka qeyb qaadan.

 

Waxaa uu dhnka kale Abyi xusay inuu kusoo baxay doorasho aysan inta badan dadka rabin islamarkaana uu ku imid farsamo , musuq iyo lacago uu bixiyay.

Dhanka kale Farmaajo ayaa waxa ay dib u doorashada Abyi kaga dhigantahay guul weyn isaga oo doonaya Farmajo inuu garab ka helo Itoobiya.

 

Dhanka kale waxa uu ka rajeynayaa Farmajo in ciidan qaas ah uu u tababaro Abyi Axmad si uu dalka u qabsado.

Lama oga in db u doorashadisa ay taageersan yiiin Beesha Caalamka madama ilaa hadda aysan war ka soosaarin.

 

Dowlada Itoobiya ayaa dano badan ka leh Soomaaliya waxana xusid mudan in Farmaajo


Loading...
Loading...