Habalyo & Bogadin, iyo tallo soo jeedin Ku Socota Bangiga Cusub Ee Amal….W/Q Rashiid Sulub Caalin

0
Saturday May 18, 2019 - 00:40:35 in Articles by
  • Visits: 1079
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Habalyo & Bogadin, iyo tallo soo jeedin Ku Socota Bangiga Cusub Ee Amal….W/Q Rashiid Sulub Caalin

    Habalyo & Bogadin, iyo talo soo jeedin Ku Socota Bangiga Cusub Ee Amal….W/Q Rashiid Sulub Caalin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Habalyo & Bogadin, iyo talo soo jeedin Ku Socota Bangiga Cusub Ee Amal….W/Q Rashiid Sulub Caalin

Anigoo Ah Haldoor Rashid Sulub Caalin, Deggen Caasimadda Hargeysa,kana mid ah Macamiishina inala bilabay Adeegan Hufan ee aad u fidisaan Soomalida Daafa aduunka kalo joogta, ayaa waxaan halkan idiin ku bogaadinayaa Ogolaanshaha aad ka heshan Ruqsadda Bankinimo ee Bankiga dhexe ee Soomaliland ee la idiin hibeeyay oo idiin ah Talaabo hormar ah oo aad gaadheen,oo aad ku muteysateen kasbasho Sumcad,dadaal xoog leh oo aad Macaamiishina u fidineyseen illa intii waddan ka la soo galey.

Image result for rashiid sulub caalin


Aniga oo ay shaqadeydu tahay Asalkeedu Banker,ka mid ahaa Saraakiishii ka soo shaqeeyay Bankigi Somali Commerical and Savings Bank. Markii danabana ahaa Wakiilka Bankiga Caanka ee Citi bank Wakiilka ugu ahaa somaaliya.


Waxaan halkan ugu baaqayaa Soomalida iyo dadka Ajnabiga ah in ay adegaasi Amal oo kolay lagu soo kordhin doono hawlo shaqo Bank ah oo cusub in ay ka faa’ideysan.Sidoo kale Waxaan Madaxda & shaqaalaha Bankiga Amal ugu baaqaaya in ay dadaalkoodii sii xoojyaan oo ay horey u sii socdan, waxaanan u soo jeedinayaa in ay inay maal-gashiga wax-soo-saarka dalka ay sida ugu haboon eek u timid qorshe wax-ku-ool ah oo ay kaga duwan yahiin kuwa dalka hore ugu jirey,kana fogaadaanRIBADDA LA XEELADEYSTEY EE LA CASRIYEEY EE CARABKA IYO QALINKA LAGU MEELEYSANAAYO !waxaan idiin rajeynaya Guul & Nabad.



 

Qoraa,Mufakar,samafale.Haldoor Rashiid Sulub Caalin.

Hargeysa S/Landtele.4426781.E.mail [email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...